Magaalada Leicester oo maanta si weyn looga ciiday.[Cod/Masawiro]
(July 17, 2015)
Leicester :-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii Mohamamed ayeey korkiisa ahaatay intaas ka dib waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Leiceste
Ra’iisul wasaaraha DFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey Qardho.[Cod/Masawiro]
(July 17, 2015)
Qardho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u joogay Puntland ayaa booqasho ku tegay magaala
Sidee maanta looga ciiday magaalada Laascaanood.[Video/Masawiro]
(July 17, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Laaascanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta waxaa salaada ciida ku tukaday kumanaan dadweyna ah oo isugu jira rag iyo dumar ayadoo ay jirtay goobo kale oo ay dad weynuhu ku
Ha la islaaliyo nabad gelyada dowladduna ha hogaamiso Islaan Ciise Islaan Maxamed.[Dhagayso]
(July 17, 2015)
Garoowe:-Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa maanta Salaadii ciid ka dib waxaa umada Soomaaliyeed ugu duceeyey khaatumo wanaagsan Allena uu ka aqblo cibaadadii soonka , Islaan Ciise ayaa sid
Madaxweynaha Puntland, Jubaland iyo Ra’iisul wasaare Sharmaake oo salaadii ciida ku wada tukaday Garoowe[Cod/Masawiro]
(July 17, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra'iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Madaxweynaha Dawladda Jubbaland Axmed Maxamed