Wafdi culimo ah oo tegay Buuhoodle iyo Nadwo diini ah oo ka bilaabatay Masjid Jaamica Buuhoodle[Masawiro]
(July 19, 2015)
Buuhoodle:-Waxaa maanta gaadhay magaala madaxda gobolka cayn ee buuhodle wefdi culimo ah oo uu hogaaminayo Sheekh C/naasir Xaaji Axmed oo ay weheliyeen Sheekh. Max'ed Sh.Aadam Weli, Sheekh. Max'ed Bar
Ra’iisul wasaaraha DFS oo booqasho ugu tegay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle
(July 19, 2015)
Gaalkacyo:-Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta safar ku gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug isagoo ku sii hakaday degmad
Madaxweynihii hore ee Puntland oo lagu soo dhaweeyey Hargeysa.[Video]
(July 19, 2015)
Hargeysa:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee soo xarunta maamulka S/land,iyadoo safarkiis uu yahay mid ku saa
Ra’iisul wasaaraha DFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo
(July 19, 2015)
Gaalkacyo:-Ra'iisul wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta waxaa uu u boqoolay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug isagoo ku sii hakaday degm
Warmurtiyeed: Kulankii dhexmaray DFS , Dawladda Puntland Iyo Jubbaland.[akhriso]
(July 19, 2015)
Garoowe:-Waxaa booqasho qaadatay 11 ilaa 19 julay 2015 ku yimid magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland wufuud ay kala hogaaminayeen Ra'isul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/