Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Maxamuud Shibli.[Dhagayso]
(July 24, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadii jimce ee maanta ka baxday Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada maanta oo uu soo jeediyay Sh Maxamuud Shibli, waxaa uu uga hadlay, Suratul
Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(July 24, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh.Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Cadaado ee gobolka Gal-gaduud kag
Tartan Aqooneed Xaafadaha Puntland oo lagu soo gabagabeeyey Boosaaso.[Masawiro]
(July 24, 2015)
Boosaaso:-Munaasabad lagu maamuusayay gabgabada tartan aqooneedka kediska xaafadaha Puntland kaas oo soconayay intii lagu guda jiray bishii barakaysnayd ee Ramadaan ayna si wadajir ah u wadeen shirkad
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Diinsoor ee gobalka Bay
(July 24, 2015)
Baydhabo:-Wararka ka imaanaya gobalka Bay ayaa sheegaya in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay saaka si nabad ah kula wareegeen Degmada Diinsoor ee gobalka Baay ka dib markii ay xalay isaga baxeen kooxda
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo Khudbada ka jeediyey Xaflad ka dhacday xalay degmada Cadaado[Dhagayso]
(July 24, 2015)
Cadaado:-Madaxwaynaah DFS Xassan Sh. Maxamuud  oo maanta ka qeyb galay xaflad caleemo saar oo loo sameeyay Madaxwaynaha Maamulka Gal-Mudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa waxaana uu halkaas ka jeediyey