Midowga Ardayda ka qalin jabisay Jaamacada Nugaal oo doortay Gudoomiye cusub.[Masawiro]
(July 25, 2015)
Laascaanood:-Munaasabad ballaadhan oo lagu dooranayay Gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ayaa lagu qabtay xarunta 1aad ee Jaaamacada Nugaaal University, xilka gudoomiyaha ee Midowga Ardayda ka qalin jabis
Xildhibaan ka tirsan DFS oo lagu dilay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir
(July 25, 2015)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta lagu dilay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir xildhibaan ka tirsan DFS Xildhibaanka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabaa C/lla
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Gaas oo dib ugu soo laabtay Garowe (Masawiro)
(July 25, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25-7-2015 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland, kadib markii