Qiirada Qofka Muslimka ee Xumaha uu ka Qiiroodo Sh.Maxamuud Xaliike.[Video]
(July 27, 2015)
Laascaanood:-Sheekh. Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro qiime badan ka galay masjid Al-Hudaa ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Sheekh. Maxamuud
Madaxweynaha DFS oo soo dhaweeyey wax ka bedelka Dastuurka maamulka Gal-Mudug
(July 27, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka baarlamanka maamulka KMG ee Gal-Mudug uu ku beddeley qodob ka mid ah dastuurkisa o
Dastuurka Maamul Gal-Mudug oo laga badalay qodob lagu muransanaa
(July 27, 2015)
Cadaado:-Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa kulan ay isugu yimaadeen maanta waxay wax ka bedel ku sameeyay qodob ka mid ah Dastuurka maamulka Galmudug kaasoo qeexayay xuduuda maamulkaas inuu yah
Ra’iisal wasaaraha DFS Cumar C/rashiid oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho
(July 27, 2015)
Muqdisho:-Ra'iisal wasaaraha DFS  Cumar C/rashiid Cali Sharmarke oo maanta shir jiraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho waxaana uu sheegay in xukuumadiisa diyaar u tahay inay martigeliso shir caalami a