Halgan.net oo Maqal iyo Muuqaal u tabin doonta Mutamarka 23aad ee Iskandinavianka (Daawo)
(July 28, 2015)
Aarhus:-Shabakada Wararka ee Halgan.net ayaa si Maqal iyo Muuqaal ah u tabin doonta hadii alle idmo Mutamarka Islaamiga ee ah ee 23aad ee lagu qabto sanad walba Iskandinavianka waxaana uu sanadkan ka
Kulan-weynihii 2aad ee Walaalaynta oo magaalada Hargaysa ku soo Gabagaboobay.‏[Masawiro]
(July 28, 2015)
Hargeysa:-Waxaa 21/7/2015 Maalinimo talaada ah ku soo gabagaboobey magaalada Hargaysa ee caasimadda S/land kulan waynihii 2aad ee Walaalaynta oo ay soo qaban qaabiyeen Dalladda Ardayda ka baxday Macaa
Jaamacadda Bariga Afrika oo soo kordhisay Kuliyad Muhiim ah Isla markaana ku cusub Puntland.[Cod/Masawiro]
(July 28, 2015)
Garoowe:-Waxaa shir uga furmay Magaalada Garoowe Kolayaasha kala duwan ee Jaamacadda Bariga Afrika sidda Golaha Aas Aasayaasha ,Golaha Boorka iyo GolahaFulinta shirkaan oo ah mid lagu soo beego marka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Gal-Mudug Cali Gacal oo ay BBC-du Waraystay.[Dhagayso]
(July 28, 2015)
Cadaado:-Guddoomiyaha Baarlamaanka ku meel gaarka ah ee Gal-Mudug Cali Gacal Casir ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda BBC-da ee laanta afka Soomaaliga waxaa uu uga hadlay qodobka laga bedelay
Madaxweynaha dowladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda xafiisyada Qaramada Midoobay ee Puntland
(July 28, 2015)
Garoowe:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maant oo ay taariikhdu tahay 28-7-2015 xafiiskiisa madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay madaxda xafiisyada Qaramada Mi