Golaha Wasiirrada Puntland oo caawa kulan deg deg ah uga socdo Garoowe
(July 29, 2015)
Garoowe:-Shir alaabadu u xiran yihiin ayaa caawa waxaa uu u socdaa golaha xukuumada Puntland waxaana uu shirka ka socdaa xarunta Madaxtooyada ee Garoowe. Shirka caawa ka socda Garoowe ayaa waxaa sh
Madaxwaynaha DFS oo waraysi uu siiyey BBC-da uga ka hadlay shirka Muqdisho ka furmay.[Dhagayso]
(July 29, 2015)
Muqdisho:-Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay oo haddaba socda shir looga arrinsanayo barnaamijka hiigsiga 2016-ka. Kulankani waxaa ka qayb galaya wakiillo ka kala socda QM, ururrada iyo dalalka
Xaflad lagu qabtay Markazka Iimaamu Shaafici ee Yagoori.[Video/Masawiro]
(July 29, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Yagoori oo kagaga beegan magaalada Laascaanood dhinac Waqooyi ayaa waxaa ka lagu qabtay xalaflad qiimo badan taas oo loo qabtay Ardayda Markazka Iimaamu Shaafici ee Yagoori kuwa
Baaq Nabadeed oo dirayaan Culimad Laascaanood iyo beelaha dega Dharkayn ee Gobolka Sool.
(July 29, 2015)
Laascaanood:-Waxaa saaka aroortii hore Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ka dhacay kulan laga soo saaray baaq nabadeed kaas oo ay dirayaan dhamaan culimada iyo odoyaal iyo waxgaradka ,Gobo
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Garoowe.[Cod/Masawiro]
(July 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Soo dhaweynta Madax
Madaxweynaha DFS oo furay shirka Hiigsiga Soomaaliya 2016 xili ay ka maqan yihiin Puntland iyo Jubaland (Masawiro)
(July 29, 2015)
Muqdisho:-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa saaka ka furmay shir caalami ah oo oo looga hadli doono barnaamijka hiigsiga cusub ee Soomaaliya 2016 waxaana shirka furay madaxweynaha
Madaxweyne ku xigeenka S/land oo qado Sharaf u sameeyey Madaxweynihii hore ee Puntland Faroole (Daawo)
(July 29, 2015)
Hargeysa:-Madaxweynihii hore ee Dawlada Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo baryahan ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland waxaana uu Faroole u tagay magaalada Hargeysa Tacsi qoy