Golaha Wasiirrada Puntland oo caawa kulan deg deg ah uga socdo Garoowe

July 29, 2015 - Written by Editor

goleGaroowe:-Shir alaabadu u xiran yihiin ayaa caawa waxaa uu u socdaa golaha xukuumada Puntland waxaana uu shirka ka socdaa xarunta Madaxtooyada ee Garoowe.

Shirka caawa ka socda Garoowe ayaa waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaana sidoo kale goob jooga ka ah Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Golaha xukuumada Puntland ayaa waxaa la filayaa in ay caawa kulankooda uga hadlaan shirka looga hadlayo Higsiga 2016 ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho iyo mowqifka Puntland ee ku aaddan go’aankii shalay goleyaasha baarlammaanka iyo xukuumadda DFS ay ku shaaciyeen in doorasho aysan ka dhici karin dalka 2016 .

Ilaa haatan lama yaqaan mowqifka Puntland ay ka qaadan doonto waxaana la wada sugayaa war murtiyeed ka soo bixi doona kulanka Madaxweyne Gaas iyo Golahiisa wasiirada .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online