Halgan.net oo Maqal iyo Muuqaal u tabin doonta Mutamarka 23aad ee Iskandinavianka (Daawo)

July 28, 2015 - Written by Editor

xayaysiiska-mutamarka12jpgAarhus:-Shabakada Wararka ee Halgan.net ayaa si Maqal iyo Muuqaal ah u tabin doonta hadii alle idmo Mutamarka Islaamiga ee ah ee 23aad ee lagu qabto sanad walba Iskandinavianka waxaana uu sanadkan ka dhici doonaa magaalada madaxada labaad ee dalka Denmark ee Aarhus. waxaana marti galin doona Markazka Al-Taqwa ee magaalada Aarhus.

Mutamarka ayaa waxaa uu bilaaban doonaa 30 bishan wuxuuna socon doonaa hadii alle idmo  31 Juli & 01,02 Aug 2015

Goobta : Tilst skole
Address: Tåstumvænget 8, 8381 Tilst

no images were found

Culumada ka qeyb galaysa Mutamarka 23aad ee Iskandinavianka
1-Sh. C/raxmaan Sh. Cumar
2-Sh. Maxamed Idris Axmed
3-Sh. Dr. C/raxmaan Sh. C/llaahi
4-Sh. Dr. Cusman Cali Faarax
5-Sh. Maxamed Sh. C. Mawliid
6-Sh. C/raxmaan Axmed Abyad
7-Sh. Dr. C/wali Sh. M. X. Yuusuf
8-Sh. Dr. C/nuur M. Maxamuud
9-Sh. Dr. Maxamed Cali Saalax
10-Sh. Dr. Cusman Cali Faarax
11-Sh Maxamed Cabdi Umal

Live u Daawo Mutamarka 23aad Iskandinavianka Maalmaha 30, 31 Juli & 01,02 Aug 2015

Waxaa kale oo hadii alle idmo aad si live uga dhageysan doontaa Inshalaah Mutamarka 23aad ee Iskandinavianka Radio Halgan Live sidoo kale waxaa Live u tabin doona Radio Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah oo u taagan tabinta Duruusta iyo Nadwooyinka ,mutamaraadka Culumada ka jeediyaan daafaha dunida waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlga magaalada Muqdisho lagana dhageysto koonfurta Soomaaliya.

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin.

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Hoos ka Daawo Ogeysiiska Mutamarka 23aad Iskandinavianka

Den 23. Årlige Skandinaviske Konference, Aarhus

Maamulka Halgan.net /Radio Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online