Ilaahay bari adigoo rumeysan inuu kaa aqbalayo. Sh. Cabdulqaadir Boobe [Daawo]

July 3, 2015 - Written by Editor

boobeNairobi:-Sh.Cabdulqaadir Boobe ayaa dadka muslimiinta ah ku booriyey iney badi yaan baryada rabbi. Sheekha ayaa sheegay in baryada rabbi ay ka mid tahay cibaada diisa, isla markaana uu Illaahay jecel yahay qofka barya, wuxuuna sheekhu intaas ku daray in qofka looga baahan yahay inuu qalbiga gashto in ducada laga aqbalayo.

Baryada ayaa sheekhu sheegay iney leedahay shuruudo qofka laga doonayo. Sheekh Cabdulqaadir ayaa muxaadaradiisa waxay ku qotontay nusuus iyo fahan saxiix ah, iyadoo dadkii dhageystay ay aad u jecleysteen.

Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa bishan ramadaan waxay kor u qaadeen u faa’iideynta muslimiinta, iyadoo maalin walba duruus heer sare ah ay ka baxaan masaajidda magaalada Nairobi.

Hoose ka daawo muxaadarada Sh. Cabdulqaadir Boobe

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online