Madaxwaynaha DFS oo waraysi uu siiyey BBC-da uga ka hadlay shirka Muqdisho ka furmay.[Dhagayso]

July 29, 2015 - Written by Editor

xassanMuqdisho:-Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay oo haddaba socda shir looga arrinsanayo barnaamijka hiigsiga 2016-ka. Kulankani waxaa ka qayb galaya wakiillo ka kala socda QM, ururrada iyo dalalka saaxibka la ah Soomaaliya, maamul goboleedyada dalka ka jira, iyo xubno ka socda xukuumadda iyo baaralamaanka federaalka ee Soomaaliya.

Kulankani ayaa lagu tilmaamayaa in uu yahay kii ugu horreyey ee noociisa ah.Haddaba, Weriyaha BBC ee Muqdisho, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayay u suurtagashay in uu waraysi la yeesho madaxwaynaha Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud Wuxuu marka hore waydiiyay inuu sharaxaad ka bixiyo shirka Muqdisho ka furmay.?

Hoos ka Dhagayso waraysiga Madaxweynaha DFS uu la yeehsay Wariye Maxamed Ibrahim Macalimuu

[audio: http://wsodprogrf.bbc.co.uk/somali/dps/2015/07/hassanshiehinterview_150729_sompresident_au_bb.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Source:BBC

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online