Madaxweyne ku xigeenka S/land oo qado Sharaf u sameeyey Madaxweynihii hore ee Puntland Faroole (Daawo)

July 29, 2015 - Written by Editor

faroole _zeyliciHargeysa:-Madaxweynihii hore ee Dawlada Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo baryahan ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland waxaana uu Faroole u tagay magaalada Hargeysa Tacsi qoyskiisa u gaar ahayd waxaa qado sharaf u sameeyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” waxaana qado Sharaftaas ka soo qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ee xukuumada Somaliland.

Hoos ka Daawo Qado sharaftii iyo soo dhaweyntii uu Madaxweynaha ku xigeen Somaliland u sameeyey Madaxweynihii hore ee Dawlada Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole

Halgan.net
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online