Markab sidday 2400 oo qof oo qaxooti ka soo cararay Yeman oo caawa soo gaaray Boosaaso.[Masawiro]

July 30, 2015 - Written by Editor

2Boosaaso:-Waxaa caawa dekedda magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari waxaa ku soo xirtay salaaddii Maqrib ka hor Markab Nawal 3 oo siday dad qaxooti ah oo lagu qiyaasay inta u dhexeysa 2000 ilaa 2400 oo qof. Gudiga gurmadka qaxootiga Yeman , culimada Boosaaso iyo Mu’ssadda Al-minhaaj ayaa waxaa ay soo dhaweeyeen dadkii Qaxootiga ahaa waxaana caawa soo dhaweynta qaxootiga qayb ka ahaa Allaha dhowree Sh Nuur Baaruud Gurxan , Sh Yusuf Cali Caynte iyo maamulka Gobolka Bari , Madax ka socotay Dowladda Puntland iyo dadweynaha reer Boosaaso.

Dadweynaha qaxootiga ee ka soo cararay dagaalka ka socda Yemen ee caawa soo garaay magaalada Boosaaso ayaa aad ugu farxay sidda wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso.

no images were found

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaahu.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online