Midowga Ardayda ka qalin jabisay Jaamacada Nugaal oo doortay Gudoomiye cusub.[Masawiro]

July 25, 2015 - Written by Editor

2Laascaanood:-Munaasabad ballaadhan oo lagu dooranayay Gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ayaa lagu qabtay xarunta 1aad ee Jaaamacada Nugaaal University, xilka gudoomiyaha ee Midowga Ardayda ka qalin jabisay Jaamacada Nugaal ayaa waxaaa isku soo sharaxay saddex musharax oo kala ah :-

1. Jaamac Yaasiin Warsame.

2. C/laahi Muuse Jaamac.

3. C/laahi Cabdicasiis.

Doorashadani oo ay u kala codeeyeen Midowga Ardayda ka qalin jabisay Jaamacada Nugaal ayaa saddexdan musharax u kala codeeyey iyadoo wareegii koowaad uu Jaamac Yaasiin uu helay 34 kii cod ee lagu riday sanduuqa codka 24 cod halkaasina uu ku noqday gudoomiyaha hogaamin doona labada sano ee soo socda Midowga Ardayda ka qalin jabisay Jaamacadda Nugaal.

Dhinaca kale waxaa halkaasi ka hadlay gudoomiye ku xigeenka oo ahaa tartamihii koowaad ee la tartamyay gudoomiyaha ku guulaystay isaga oo ugu hambalyeeyey gudoomiyaha cusub , waxaaa isna halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha la doortay Jaamac Yaasiin Warsame. Ugu danbayntii waxaa halkaasi ka hadlay oo u hambalyeeyay Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal Prof. abdiras Lafoole .

no images were found

En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online