Ogeysiis ku socda Akhristayaasha Halgan.net Mutamarka 23aad ee Aarhus

July 30, 2015 - Written by Editor

ogeysiis1Aarhus:-Waxaan Ogeysiinaynaa dhamaan Akhristayaasha Halgan.net in aan Live u tabin kari weynay maanta Mutamarka Islaamiga 23aad ee Iskandinavianka cilad yar oo jirta awgeed markii la xaliyo dib baan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah.

Mutamarka Islaamiga Mutamarka 23aad ee Iskandinavianka ayaa waxaa lagu qabtaa sanad walba wadamada Iskandinavianka waxaana uu sanadkan ka socdaa magaalada madaxada labaad ee dalka Denmark ee Aarhus. waxaana marti galin doona Markazka Al-Taqwa ee magaalada Aarhus.

Halgan.net ayaa waxaa idiin soo wargalin doontaa Marka la xaliyo cilada yar ee loo tabin waayey Mutamarka Islaamiga ee 23aad ee Iskandinavianka ee ka socda Aarhus.

Markazka Al-Taqwa
Aarhus.

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online