Ogeysiis Muhiima :-Bishaaro Jaamacada Najaah oo qaadaneysa Arday Cusub

July 30, 2015 - Written by Editor

IMG-20150730-WA0012Burco:-Waxaan dhamaan loogu Bishaareynayaa ardayda Soomaaliyeed meel walba ay joogaan in Jaamacada Najaah ee magaalada Burco ay furtay diiwaan galinta ardayda sanad dugsiyeedka cusub ee sanadkan waxaan is diiwaan galinta bilaaban doontaa Inshalaah 16/10/1436 oo waafaqsan 1-8-2015 ( 8 -12 Am -4 ilaa 7 Pm).

Jaamacada Najaah waxay ka kooban tahay kuliyadaha kala ah

1-Kuliyad Al-Shareecah
2-Kuliyada Luqada Carabiga
3-Kuliyada Tarbiyada.

Jaamacada Najaah waxaa diyaar kuugu ah howlwadeeno daacad ah iyo Culumo iyo Dakaatiro baac dheer u leh Shareecada Islaamka oo uu hurmuud u yahay Fadiilat Waalid Sheekh Cali Warsame Xafidahulaah .

no images were found

Jaamcada Najaah waxay qaadan oo kaliya Ardayda ka baxda Dugsiyada sare iyo Macaahidaba wixii Faahfaahin ah kala xiriir Tel :-716008 ama 716009.

Maamulka Jaamacada Al-Najaah
Burco Somaliland
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online