Qiirada Qofka Muslimka ee Xumaha uu ka Qiiroodo Sh.Maxamuud Xaliike.[Video]

July 27, 2015 - Written by Editor

IMG_0002Laascaanood:-Sheekh. Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro qiime badan ka galay masjid Al-Hudaa ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Sheekh. Maxamuud Maxamed Xaliike wuxuu kaga hadlay muxaadardan in uu ka qiiroodo ,kana xumaado qofka muslimka ah xumaanta , iyo wixii Alle uu u diiday maqalkeeda, muuqaal keeda, Diinta oo loo qiiroodo waa in qofka muslimka ahi uu ka biyo diido wax Alaale wixii uu Alle Sw uu ka reebay qofka muslimka ah.

Shiikha ayaa ku dheeraaday waxyaabaha laga doonayo inuu la yimaado si uu uga biyo diido in uu diido wixii aanu Alle raali ka ahayn , isaga oo Tusalayaal u soo qaatay suubanihii nabigeena N.N.K.H. Xilligani ayaa noqday xilli la banaystay waxyaabihii Alle iyo Rasuulkiisu xarimeen , isla markaan dadku badankood ay ilaaween wixii Alle uu u diray iyo wixii uu diiday.

Hoos ka Daawo Qiirada Qofka Muslimka ee Xumaha uu ka Qiiroodo Sh Maxamud Xallike

Mawliid Haradigeed
laascaanood, Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online