Sh Dr C/raxmaan Sh Cumar oo booqasho dacwadeed ku tegay Koonfur Afrika.[Masawiro]

July 3, 2015 - Written by Editor
IMG-20150702-WA0119Johannesburg:-Waxaa booqasho dacwo inoogu yimid dalkan Koonfur Afrika Sh. Dr Cabdiraxmaan Sheekh Cumar oo ah Guddomiyaha guud ee Majlis Imaam Waqooyiga Ameerika Xaruntiisuna tahay magaalda Minnesota ee cariga  Maraykanka gaar ahaan Markaska Abuubakar As Sadiiq.
Sheekha waa markii ugu horeysay ee uu yimaado waddanka Koonfur Afrika.  Sheekhu inta uu joogo waxa uu wacyi gelin kala duwan siin doonaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddanka.  Sheekha booqashadiisa waxay ku soo beegantay xilliga bisha barakaysan ee Ramadaan.  Sh Dr Cabdiraxmaan Sh Cumar ayaa waxaa soo dhaweeyay mas’uul kan tirsan Majliska Albayaan.

no images were found

Waaxda Warfaafinta Albayaan 
Johannesburg,  Koonfur Afrika 

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online