Tafsiirka Quraanka Dr.Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq 17:15 Uk [Dhamaad]

July 16, 2015 - Written by Editor

Sheekh Dr. Cali Maxamed SaalaxOslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynihii la socday Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sh.Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq si live ah looga daawan karo Halgan.net ka dib markii cilad farsamo ay ku timid Mareegtii Masjidka Al-Tawfiiq.

Waxaana darsiga Tafsirka uu soo galaa Salaada casar ka dib maalin walba inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan marka laga reebo Sabtiga iyo axada xili magaalada Oslo ee dalka Norway Waxaa si Live ah uga daawan doontaa Inshalaah Halgan.net inshalaah inta walaalaha ay hagaajinayaan website ka Masjidka Al-Tawfiiq .

Live Dhamaan Duruusta Masjdka Tawfiiq Islamic Center Halgan .net

Halgan.net
Oslo

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online