Tartanka Quraanka Kariimka oo maanta ka bilowday degmada Carmo.[Masawiro]

July 1, 2015 - Written by Editor

IMG_0121Carmo:-Waxa manta masjidka Altaqwa ee Degmada Carmo ee gobolka barri lagu Qabtay tartanka Qur.aanka kariimka oo sanadkasta lagu qabto Puntland xiligan oo kale tartanka maanta ayaa waxaa goob joog ka ahaa culimaa’ udiin caan ka ah guud ahaan Soomaaliya iyo gaar ahaan Puntland , Xaflada lagu daahfurayey Tartanka ayaa waxaa kale oo ka soo qayb galay waalidiin iyo masuuliyiin ka socday Mu’asasada Al-minhaaj.

Tartanka Quraanka Kariimka oo maanta ka bilowday degmada Carmo ayaa waxaa ku tartamayey ilaa 11 arday oo ku tartamayey 30 jus iyo 20ka iyo 10ka.

Sh.C/raxmaan Aw Ciise oo ah gudoomiye ku xigeenka Mua,asasada Al-minhaaj ee gobolka Barri ayaa Daahfuray tartanka Quraanka kariinka ee maanta lagu qabtay Masjidka Altaqwa ee degmada Carmo ee Gobolka Bari.

Si kastaba ha ahaatee waxaa maanta la soo gabagabeyey ardayda ku tartameysey 30ka iyo 20tanka iyada oo maalinta berito la tartan siin doono ardayda 10ka jus ka dibna lagu dhawaaqi doono natiijada tartan kaasi.

no images were found

Mu’ssadda Al-minhaaj
Boosaso, Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online