Xaflad lagu qabtay Markazka Iimaamu Shaafici ee Yagoori.[Video/Masawiro]

July 29, 2015 - Written by Editor

2erLaascaanood:-Magaalada Yagoori oo kagaga beegan magaalada Laascaanood dhinac Waqooyi ayaa waxaa ka lagu qabtay xalaflad qiimo badan taas oo loo qabtay Ardayda Markazka Iimaamu Shaafici ee Yagoori kuwaas oo ka koobnaa ardayda Markazka iyo Malcaamada waxaana abaal marino la gudoonsiiyay ardaydii kaalamaha hore galay.

Xafaladana ayaa waxaa ka soo qayb galay walidiin macalimiin Maamulka Machadka maamulka degmada Yagoori Cilimada Gobolka Sool waxaana si wayn halkaas wacdidheer ka soo jeediyay Sheekhul baladka Gobolka Sool Sh C/naasir Xaaji Axmed waxana uu sheekhu abaal marini gudoonsiiyay Ardaydii Markazka.

Waxaa halkaas ka hadlay sheekha Dacwada ee Gobolka sool Sheekh Axmed Maxamed Saleebaan oo sheegay muhiimada Xarumahan diiniga ah iyo inta Markaz ee ku yaala deegaan ka,waxaana halkaas khudbado ka jeediyay Culimo aad u badan aqoonyahan waxaana sidoo kale halkaas ka hadlay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka sheekeeyay wanaaga ay leedahay in ubadka wax labaro kuna booriyay bulshada in jidka saxan oo ilmuhu helikaro marka latuso wada fiican.

Waxaa halkaas si wayn oga hadlay odayaasha Degmada Yagoori oo tilmaamay in maanta ay horumar gaadheen oo diinta ay si fiican u fahmeen waxaana halkaas ka sheegeen dhibka haystay deegaanka Yagoori iyo in Culimadu maanta gaadhisyeen jid toosan oo horumar fiican ay ku gaarayaan bulshada degmada Yagoori.

Waxaa isna halkaas ka hadlay Maayarka Degmada Yagoori ee Gobolka Sool Iidle Xuseen Fartaag oo sheegay in deegaanka uu maayarka ka yahay maanta ay ku yaaliiin Macaahidkan oo kale ah waxaana dadaalkaas sameeyay Culimadeena juhdi ku bixiyay waxaana leeyahay horumar fiican ayaad gaarteen waxaana idin leeyahay culimada aad ayaan u jeclahay shaqo fiican ayaad bulshada u qabateen.

no images were found

Hoos ka Daawo Xafladii ka dhacday Yagoori Machadka Iimaamu shaafici Xaflada 2015

c/kariim c/laahi
Laascaanood

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online