Barnaamij Rixaabul Quraan ee ka baxa Idaacadda Al-Nuur ee Muqdisho.[Dhagayso]
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Waa Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee Rixaabul Quraan ah oo ka baxa Idaacada Al-nuur ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya maalin walba oo Khamiis ah waxaan daadi hinaya Wariye
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo soo xiray kulan looga hadlayay Qabyo-tirka Dastuurka dalka
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho ah u soconayay xubno matalayay bulshada rayidka ee maamul
Wasiir Diini oo Tababar ugu soo xirey Xerada Jazeera Saraakiil ka tirsan Ciidamadda X.D.S.[Masawiro]
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sh.Cali Diini, ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira taba-bar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed oo halkaas
Madaxweynaha: ‘’Taageerada Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya muhiim ayay u tahay dib u dhiska iyo dib u soo kabashada dalkeena’
(August 31, 2015)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kulan kula yeeshay dhaxal sugaha dowladda isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zay
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo ka hadlay Maamulada ka jira Soomaaliya.[Dhagayso]
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof.Maxamed Cismaan Jawaari oo hadal ka jeediyey shir lagu qabtay magaalada Muqdisho loogana hadlayey dib u eegista Dastuurka Qabyada
Xaflad Qalin jabin Quraan oo lagu qabtay Masjidka Ibu Cutheymiin ee magaalada Leicester.[Masawiro]
(August 30, 2015)
Leicester:-Waxaa shalay loogu qabtay Xaflad Qalin jabin Quraan Masjidka Ibu Cutheymiin 14 arday oo dhameeyey Quraanka Kariimka ah, Xafladaan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay d
Barnaamijka Waxbarashada Hablaha Gobolka Sool.[Daawo Video-ga]
(August 30, 2015)
Laascaanood:-Inta badan burburkii dawadii Somalia ka dib waxaa bur bur ballaadhan uu ku yimid dhamaan qaybaha kala duwan ee nololsha dadka Soomaaliyeed , marka laga reebo diintooda oo aanay wax isbede
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo
(August 30, 2015)
Kismaayo:-Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo waxaana garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo d
Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo ka dhagax dhigay Xarunta madaxtooyada iyo xarumo Wasaaradaha Puntland qeybtood.[Masawiro]
(August 30, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30-8-2015 magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka dhagax dhigay  Xarunta Madaxtooya
Degmada Waaciye oo lagu soo afmeeray waxqabadyadii dacwo ee xilliga Xagaaga.[Masawiro]
(August 30, 2015)
Waaciye: xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xarunta  dugsiga hoose dhexe ee degmada waaciye galabnimadii jimcaha 28/8/2015, xafladdan oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan qaybah

Next Page »