Sidii ay Gabadhu u dooran lahayd Gayaankeeda [Masawiro]
(August 2, 2015)
Laascaanood:-Golaha ardayda Al-furqaan ee hablaha Machadka Al-furqaan ka qalin jabisay ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa tababar socday shan maalmood u soo gaba gabeeyey maalinamdi
Mabaadiida lagu hagyo Geedi-socodka Doorashooyinka Soomaliya 2016
(August 2, 2015)
Muqdish:-Geedi socodka Doorashooyinka ee 2016 wuxuu noqon doonaa iyada oo loo marayo hanaanka ballaaran oo loo dhan yahay ayna qayb ka yihiin dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, q
Jaamacadda Bariga Africa iyo Jaamacadda ku taal Swedan oo wada bilaabaya kulliyadda Solar System.[Masawirro]
(August 2, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta Xarunta Jaamacadda Bariga ee magaalada Garoowe lagu soo dhaweeyay gudoomiyaha Gobalka Dalarna ee dalka Swedan Mursal Ciise kaasi oo dhawaanahan Puntland ku joogay booqasho rasmi
Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen ee Puntland oo Lagu Wareejiyey Deeq Lacageed oo dhan 19050$ [Masawirro]‏
(August 2, 2015)
Boosaaso:-Sheekh. Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ahna Madaxa xiriirka dadwaynaha Shirkadda Golis Telecom Somalia ayaa lacag ku wareejiyey Guddiga Gurmadka qaxootiga Ye
Xuskii 17 Guuradii Aasaaskii Puntland oo si wey loogu xusay xalay Garoowe.[Masawiro]
(August 2, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin C/llaahi Cumar Camey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Siciid Xassan