Dowradii 7 ee Quraanka kariimka oo lagu soo Afmeeray magaalada Örebro ee dalka Sweden (Masawiro)
(August 16, 2015)
Örebro :-Waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay dowradii 7 ee Quraanka kariimka ah ee sanadlaha ahayd  oo ay qaban jireen Masjidka Örebro ee dalka Sweden iyo Musasada European Muslim Association (EMA)
Urur Goboleedka IGAD oo soo dhaweeyey Doorashadii Madaxweynaha Jubaland (Daawo)
(August 16, 2015)
Kismaayo:-Ergeyga Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey oo ka qeyb galay doorashadii ka dhacday shalay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa soo dhaweeyey qa