Towxiidka iyo Khatarta Shirkiga Sh.C/naasir Xaaji Axmed.[Daawo Video-ga]
(August 20, 2015)
Laascaanood:-Sh.C/naasir Xaaji Axmed ayaa Muxaadaro qiimo badan waxaa uu ka jeediyay Masaajidka weyn ee Al-hudaa ee magaalada Laasaanood ee xaruta Gobolka Sool , Sh. C/naasir Xaaji Axmed ayaa waxaa uu
Wasiir Diini: “Baardheere ka dib xoraynta, waxay u baahan tahay Gargaar Bani Aadantinimo iyo in la Xasiliyo”.[Masawiro]
(August 20, 2015)
Baardheere:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Gen. C/qaadir Sh.Cali Diini oo maanta booqasho shaqo ku tegay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo dhowaan ay gacanta qal
Golaha Wasiirada DFS oo shirkoodii maanta uga hadlay qodobo dhowr ah
(August 20, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmark
Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo kaga qeyb-galay Madal aqooneed.[Masawiro]
(August 20, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 20-8-2015 magaalada Gaalkacyo kaga qeyb-galay Madal aqooneed looga hadlayey arrimaha la xisa
Golaha deegaanka Garoowe oo doortay Duqa degmada Garoowe iyo ku xigeenkiisa
(August 20, 2015)
Garoowe:-Xassan Maxamed Ciise Goodir ayaa waxaa uu ku guulaystay xilka gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa caasimadda dowladda Puntland ee magaalada Garoowe, doorashada loogu tartamayo gudoomiyaha