Maamulaha College-ka Abu-Hurayra oo ka hadlay dab qabsaday College.[Video/Masawiro]
(August 23, 2015)
Laascaanood:-Waxaa saaka abaarihii 5:00 Am dab uu qabsaday goob waxbarasho oo ku taallada Xaafada Ex-Kaantarool , ee dhinaca waqooyi Bari ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.Dabkan oo ka
Sheekh Fu,aad Maxamuud oo socdaal Dacwo ku gaaray magaalada Nampula (Masawiro)
(August 23, 2015)
Nampula:-Sheekh Fu,aad Maxamuud ayaa socdaal dacwo waxaa uu maanta ku gaaray magaalada Nampula ee dalka Mozambique waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey culumada iyo Ducaada magaalada Nampula.
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo wareysi gaara siiyey SBC TV (Daawo)
(August 23, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa wareyi dhinacyo badan taabanaya siiyey Tv Caalamiga ah ee SBC . Madaxweynaha J/land ayaa waxaa uu warysigiisa uga