Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax iyo Barnaamijka Raaca Suna Nabiga CSW ee Kalsan Tv (Daawo)
(August 26, 2015)
London:-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo ah Imaamka Masjidka Al-Tawfiiq ayaa waxaa uu marti u ahaa Tv-ga Kalsan gaar ahaan Barnaamijka Raaca Suna Nabiga CSW waana barnaamij ka baxa Kalsan TV waxaana B
Machadka Al-Faaruuq oo laga furay Bacaadweyn. (Masawiro)
(August 26, 2015)
Gaalkacyo:-Machadka Barashada Shareecada Islaamka iyo Carabiga ee Al-Faaruuq waa Machadkii ugu horeeyey ee noociisa ah oo laga furo Gobolka Mudug, waxaana la furay 01/02/2006 dii, Markii la arkay baah
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo maanta qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub
(August 26, 2015)
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Carteh iyo wasiiro ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga, Waxbarashada, Qorshaynta, Diinta iyo Awqaafta, Warfaafinta iyo Deegaanka ayaa maanta kulan
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Booqday Diinsoor
(August 26, 2015)
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Dinsoor ee Gobolka Bay oo dhowaan laga qabsaday ururka Al-Shabaab. Madaxwynaha Soomaaliya waxaa safarka ku wehe
Ciidamada Booliska Puntland oo maanta tababar uga furmay kulliyadda degmada Carmo (Masawiro)
(August 26, 2015)
Carmo:-Kulliyadda Booliska ee Degmada Carmo ayaa maanta waxaa lagu qabtay xaflad balaaran oo tababar loogu furayey ciidanka Booliska ee Puntland, waxaana munaasabada ka soo qeyb galay wasiirarada kala
Shirweynaha wadatashiga Puntland ee ka socday magaalada Gaalkacyo oo galay maalintii Labaad
(August 26, 2015)
Gaalkacyo:-Shirweynaha wadatashiga Puntland ee ka socoda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa galay maalintii labaad iyadoo ay ka soo qeyb galayaan ergooyin ka kala yimid gobalada Puntlan