Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal ( Daawo )
(August 28, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay sinada iyo xumaanteeda. Hoos
Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ku dhawaaqay Golahiisa wasiirada
(August 28, 2015)
Cadaado:- Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirada oo in mudo ah laga sugayey. Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa
Dr Maxamuud Xayd oo lagu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood.[Masawiro/Video]
(August 28, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Laascanood ee xarunta gobolka Sool waxaa shalay lagu soo dhaweeyay Dr Maxamuud Maxamed Xayd dhakhtar ku Takhasusay Qaliinka guud isla markaana laga yaqaano gayiga Somalia. Dr M
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi Dr Cabdalla [Dhagayso]
(August 28, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii Jimce ee maanta ka baxday Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Khudbada Jimce ayaa waxaa soo jeediyay Dr Cabdalla waxaan u
Golaha Wasiirada DFS oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho
(August 28, 2015)
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, i