Barnaamij Rixaabul Quraan ee ka baxa Idaacadda Al-Nuur ee Muqdisho.[Dhagayso]
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Waa Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee Rixaabul Quraan ah oo ka baxa Idaacada Al-nuur ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya maalin walba oo Khamiis ah waxaan daadi hinaya Wariye
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo soo xiray kulan looga hadlayay Qabyo-tirka Dastuurka dalka
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho ah u soconayay xubno matalayay bulshada rayidka ee maamul
Wasiir Diini oo Tababar ugu soo xirey Xerada Jazeera Saraakiil ka tirsan Ciidamadda X.D.S.[Masawiro]
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sh.Cali Diini, ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira taba-bar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed oo halkaas
Madaxweynaha: ‘’Taageerada Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya muhiim ayay u tahay dib u dhiska iyo dib u soo kabashada dalkeena’
(August 31, 2015)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kulan kula yeeshay dhaxal sugaha dowladda isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zay
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo ka hadlay Maamulada ka jira Soomaaliya.[Dhagayso]
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof.Maxamed Cismaan Jawaari oo hadal ka jeediyey shir lagu qabtay magaalada Muqdisho loogana hadlayey dib u eegista Dastuurka Qabyada