Bishaaro Iqra Islamic School oo kuu haya waxbarasho tayo leh.[Daawo]

August 3, 2015 - Written by Editor

kg-girls-41Minneapolis:-Waxaa ugu bishaaraynaynaa dadka muslimiinta ee Waqooyiga America, gaar ahaan reer Minnesota in school Islamic ah oo lagu barto maadigii iyo diiniga ba uu ka furan yahay magaalada Minneapolis, gudaha centerka wayn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center. Iskuul kaan oo layiraahdo Iqra Islamic School waxaa loo aasaasay in lagu badbaadiyo inshaa Allahu dhalinta da’da yar ee ku koraya quraba si ay u helaan waxbarasho tayo leh, diintoodii iyo dhaqankoodii ugu ilaashadaan. Iskuulku waxa uu sanadkan oo ah sanadkiisii sedexaad qabanayaa ardayda Preschool ilaa 3rd grade. Waalidiintu waxay ka qori karaan ilmahooda website ka schoolka oo ah  http://iqraschoolmn.com/

Hoos ka Daawo warbixinta Iqra Islamic School

Iqra Islamic School

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online