Ciidamada Booliska Puntland oo maanta tababar uga furmay kulliyadda degmada Carmo (Masawiro)

August 26, 2015 - Written by Editor

25Carmo:-Kulliyadda Booliska ee Degmada Carmo ayaa maanta waxaa lagu qabtay xaflad balaaran oo tababar loogu furayey ciidanka Booliska ee Puntland, waxaana munaasabada ka soo qeyb galay wasiirarada kala ah wasiirka Maaliyadda Puntland, iyo Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Gudoomiyaha gobolka Bari, Kan degmada Carmo.

Waxaa sidoo kale munaasabada tababarka loogu furay ciidanka Booliska ee Carmo goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland  Jen Cabdirisaaq Afguduud iyo  Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland .

Wasiirada ka tirsan Xukuumada Puntland iyo taliyaha ciidanka Booliska Puntland ayaa khudbado kala duwan ka jeediyey munaasabada waxaana ay dhamaantood hoosta ka xariiqeen in  la ilaasho xuquuqda askari Booliska ah uuna helo mar walba xuquuqdiisa

no images were found

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland  Jen Cabdirisaaq Afguduud ayaa dardaaran culus u soo jeediyey ciidanka maanta loo furay tababarka

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online