Dr Maxamuud Xayd oo lagu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood.[Masawiro/Video]

August 28, 2015 - Written by Editor

2Laascaanood:-Magaalada Laascanood ee xarunta gobolka Sool waxaa shalay lagu soo dhaweeyay Dr Maxamuud Maxamed Xayd dhakhtar ku Takhasusay Qaliinka guud isla markaana laga yaqaano gayiga Somalia. Dr Maxamuud Maxamed Xayd oo ay soo dhaweeyeen Ururka Xirfadlayaasha Caafimaadka iyo ururka Kuliyada Cafimaadka ee Jaamacada Nugaal ayaa waxaa ay ugu qabteen xarunta Jaamcada Nugaal kulan lagu soo dhawaynayo Dr Maxamuud Maxamed Xayd.

Dr Maxamuud Xayd waxaa lagu xasuustaa Xiligii Dawladii Somalia uu bad baadiyay qof dhalinyaro ah , taas oo uu jiidhay gaadhi ka dibna uu soo dhacay wadanaha , Dr ka oo ku guulaystay in dhibanahaa uu ku celiyo Wadnihiisa halkii uu ka soo go’ay ayaa maamuus baaladhan ka helay dawladii xilligaa iyo shacabka Soomaaliyeed, iyadoo warbaahinta calamka Xiligaas ay maalind dhan ku daabaceen boga koowaad ee Wargaysyada waawayn ee qora dhacdooyinka caalamka .

Dr Maxamuud oo u dhashay deegaanadana ayaa sheega in magaalada Laascaanood ay ugu danbaysay xilliyadii Todobaatameeyadii qarnigii tegey ayaa waxaa uu ka sheekeeyay siddii ay aaan jirtay Laascaanood xiligii ugu danbaysay .

no images were found

Hoos ka Daawo sida magaalada Laascaanood Loogu soo dhaweeyay Dr Maxamuud Xayd

Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online