Madaxda Jaamacada Bariga Afrika oo booqday deegaano ka tirsan Galmudug (Masawiro)

August 30, 2015 - Written by Editor

IMG_4232Gaalkacyo: wafdi balaaran oo ka socda J/ bariga afrika oo xarunteeda tahay magaalada boosaaso- ee xarunta gobalka bari ayaa soo gaaray koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana hogaaminayey madaxa aasaasayaasha jaamacada Sh Yuusuf C/casiis iyo madaxa milkiilayaasha: Sh/ c/waaxid xaashi xasan, waxeyna soo indha indheeyeen xarumaha horumarinta bulshade qeyba ka mid ah oo ey maamusho Jamciyatu imamu nawawi qeybteeda/mudug, waxeyna kala ahaayeen xarumaha ey booqdeen:
1- Xarunta cusub ee xanaanda agoonta g/mudug oo ku taal: tuulada xaar xaar oo u jirta magaalada gaalkacyo qiyaastii 8 KM dhinaca koofureed ee wadada hobyo aada.
2- Waxey kale oo wafdigu booqdeen isbitaalka weyn ee magaalada gaalkacyo,
3- Waxey kale oo booqdeen Mac hadka Imaam al muzani ee barashada shareecda iyo luqada carabiga oo dufcadii u horeysay ka qalin jabisay sanadkii hore.
Waxeyna aad iyo aad u bogaadiyeen shaqada fiican ee xarumahaasi bulashada u hayaan, waxeyna ku dadaarmeen in dadaalka la sii wado.

Xibnaha kale ee wafdiga waxey kala ahaayeen:
1- Dr/ maxamed cabdi aadan madixii hore j/bariga afrika, xibin mu’asis ah.
2- Dr/ maxamed macalin axmed ku xixigeenkii hore ee jaamacdda , ustaadna ka ah jaamacada.
3- Dr/ Aadn maxamed cigaal madaxa J/ bariga afriga faraca gaalkacyo.
4- Ustaad/ Axmed faarax garaase madaxa xaafiiska imtixaanaadka.
5- Dr/ maxamed c/laahi xoosh gaashaan xibin mu’sasiinta ka mid ah.
Wafdiga waxaa soo dhaweeyay madaxda kala duwan ee Jimciyadda/ imam anawawi iyo madaxada mu’asasada safaa iyo ducaada wxaana ka mid ahaa:

no images were found


1- Dr/ Maxamed cabi axmed maamulaha isbitaaka gaalkacyo.
2- Sh/ axmed maxamuud cilmi madaxa mu’asasada safaa G/mudug.
3- Sh/ maxamuud sh/Axmed xasan ( abusheyba) madaxa mac hadka imam al muzani.
4- Sh/ cali Axmed faarax madaxa xarunta xanaanada agoonta.
5- Sh/ c/laahi Axmed faarax madaxa sh/ dahab shiil.
6- Sh/ cawil cabdi cali madaxa B/ salaam gaalkacyo.
7- Sh/ maxamuud macallin yuusuf sahal madax xarunta agoonta bandiiradley.
8- Sh/siciid maxamuud cilmi madax gudiga dacwada.Iyo akhyaar kale oo ka mid ah ducaada dagaanka.

Halgan.net
Gaalkacyo

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online