Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sh oo gaaray Marka

August 29, 2015 - Written by Editor

Shariif-xasan54Marka:-Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goordhaw gaaray magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose.

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya wasiiro ka tirsan DFS iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed .

Wafdiga uu hogaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa waxaa lagu sheegay ujeedada socdaalkiisa in uu qiimeeyo xaalada magaalada Marka waxaana uu kulan la qaaadan doonaa waxgaradka iyo Odayaasha Deegaanka.

Afhayeenka Madaxweynaha Koofur Galbeed C/qaadir Cashar Nadaara ayaa sheegay in wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Koofur Galbeed ay kulamo kala duwan la qaadaan doonaan shacabka magaalada Marka.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online