Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Booqday Diinsoor

August 26, 2015 - Written by Editor

xasan_dinsorMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Dinsoor ee Gobolka Bay oo dhowaan laga qabsaday ururka Al-Shabaab.

Madaxwynaha Soomaaliya waxaa safarka ku wehelinaya wasiiro ka tirsan dawladda federaalka iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Mas’uuliyiinta ayaa Diinsoor ku tagay diyaarad kuwa qummaatiga u kaca ah.

Socdaalka madaxweynaha, ayaa waxaan ka wareysanay Xasan Xuseen Maxamed oo ah Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqan celinta iyo tababarrada maleeshiyaadka ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la socda wafdiga madaxweynaha.

Caasha Ibraahim Aadan, ayaa warreysatay.

VOA Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online