Madaxweynaha dowladda Puntland oo furay shirweynaha wadatashiga Puntland

August 25, 2015 - Written by Editor

IMG-201Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxmed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furaya shirweynaha wadatashiga Puntland, kaasoo lagu wado in uu ka socdo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug dhowr maalmood.

Shirweynaha wadatashiga Puntland ayaa waxaa lagu casuumay ergooyin badan oo ka kala yimid deegaanada Puntland iyo waxgaradkii wax ka soo dhisay dowladda Puntland sanadkii 1998.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxmed Cali Gaas ayaa shirweynaha wadatashiga Puntland waxaa uu ka jeediyey khudbad uu kaga hadlay muhiimada shirkaan iyo ujeedada laga leeyahay . Shirweynaha wadatashiga Puntland ayaa yeelan doona wajiyo kala duwan waxaana lagu qaban doonaa qeybihiisa kale deegaano ka mid ah dowlada Puntland.

Faahfaahinta Shirka dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online