Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax iyo Barnaamijka Raaca Suna Nabiga CSW ee Kalsan Tv (Daawo)

August 26, 2015 - Written by Editor

IMG_0379London:-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo ah Imaamka Masjidka Al-Tawfiiq ayaa waxaa uu marti u ahaa Tv-ga Kalsan gaar ahaan Barnaamijka Raaca Suna Nabiga CSW waana barnaamij ka baxa Kalsan TV waxaana Barnaamijka daadihinayey Sh Dr C/risaaq Takar Imaamka Masjidka Al-Risaala ee magaalada London.

Sheekh Cali Maxamed Saalax ayaa waxaa uu uga hadlay Barnaamijka Raaca Suna Nabiga CSW baadida Shiicada iyo Khatarta ay ku hayaan Caalamka Islaamiga .

Hoos ka Daawo Barnaamijka Raaca Suna Nabiga CSW ee Kalsan Tv oo uu marti u ahaa Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax.

Kalsan Tv
London

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online