Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Marti u ahaa Radio Salaam (Dhageyso)

August 24, 2015 - Written by Editor

UmalMomBaza:– Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa marti u ahaa Radio Salaam oo ka howlgala magaalada Mombaza ee dalka Kenya ,Sheikh Maxamed Cabdi Umal ayaa Radio salaam Muxaadaro ka jeediyay isagoo uga jawaaabay dhagaystayaasha su’aalahooda .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa sidoo kale wax laga weydiiyey Sawirka kacabada loo ekeysiiyey ee laga dhisay magaalada Muqdisho waxaana uu sheegay in ay xaaraan tahay oo ay banaaneyn in cibaada alle la jilo.

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii Sh Maxamed Cabdi Umal ka Jeediyey Radio Salaam  Fataawana ka Jawaabay

Radio Salaam
Mombaza
Kenya

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online