Towxiidka iyo Khatarta Shirkiga Sh.C/naasir Xaaji Axmed.[Daawo Video-ga]

August 20, 2015 - Written by Editor

C.NAASIRLaascaanood:-Sh.C/naasir Xaaji Axmed ayaa Muxaadaro qiimo badan waxaa uu ka jeediyay Masaajidka weyn ee Al-hudaa ee magaalada Laasaanood ee xaruta Gobolka Sool , Sh. C/naasir Xaaji Axmed ayaa waxaa uu muxaadarada uga hadlay Tawxiid ka iyo Khatarta Shirkigu leeyahay.

Muxadaradan oo baahi weyn looga qabo deegaano badan oo ka mid ah Soomaaliya kuwaasoo uu ka jiro Fahan la’aan dhinaca Tawxiidka iyo micnihiisa , iyo khuraafaad ay ka aaminsan yihiin waxa ay ugu magac dareen AWLIYADA

Hoos Ka Daawo muxaadaradii Towxiidka iyo Khatarta Shirkiga Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed

En Mawliidd Isma Haradigeed
Lascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online