Madaxweyne Gaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey deegaanada Dhagaxyacade, Beyra, Xera jaalle iyo Degmada Galdogob ee Gobalka Mudug.
(September 1, 2015)
Galdogob:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo  ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 1-9-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey deegaanada Dhagaxyaca
Ciidanka Al-shabaab oo deegaanka Janaale ku laayey Ciidamo ka tirsan AMISOM
(September 1, 2015)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa waxaa ay saaka weerar la beegsadeen Saldhig Milateri oo ay ciidanka Midawga Afrika ee AMISOM ay ku lahaayeen magaalada Jannaale oo qiyaastii 120 KM koonfur kaga beegan
Ra’iisul wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid oo wareysi gaar ah siiyay SBC Tv.[Video]
(September 1, 2015)
Muqdisho:-Ra'isul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane D.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa uu wareysi gaar ah siiyay warbaahinta caalamiga ah ee SBC. Wuxuu Raiisul wasaaruhu ka hadla