Mutamarkii Islaamiga ah oo ka dhici doona magaalada Leicester
(September 3, 2015)
Leicester:-Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa bulshada Soomaaliyed ee ku nool magaalada Leicester in maalinta sabtiga lagu qaban doono Mutamar Islaami ah oo ay soo qaban qaabisay Mu’ssadda Irshaad waxaa
Golaha Wasiirada DFS oo ku kulmay magaalada Muqdisho
(September 3, 2015)
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmar
Wasiirka Gaashaandhigga Gen.C/qaadir Diini oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan DFS. [Masawiro]
(September 3, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen.C/qaadir Sheekh.Cali Diini, ayaa maanta tababar u soo xirey Cutubkii labaad ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya oo laylis ciidan ah loona tabobarayay
Madaxweyne Gaas oo deegaanka Bursaalax ka kormeeray xarumo waxbarasho dibna ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(September 3, 2015)
Gaalkacyo-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-9-2015 kormeeray Dugsiga sare ee Burar, Dugsiga hoose dhexe ee Cirro, Ceelka biyaha iyo xar