Mutamar Islaami ah oo ka dhacay magaalada Leicester.[Masawiro]
(September 5, 2015)
Leicester:-Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Leicester Mutamarkii koowaad oo Islaami ah oo ay soo qaban qaabisay Mu’ssadda Irshaad waxaaana Mutamarka ka soo qayb galay gudoomiyaha Hay'adda culimada
Khudbadii Jimce ee Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Masjida Ibnu Cutheymiin ee Leicester.[Dhagayso]
(September 5, 2015)
Leicester:-Waxaa idiin soo gudbinaynaa khudbadii Jimce ee uu Sh. Dr Bashiir Axmed Salaad oo ah Gudoomiyaha Culimada dalka Soomaaliyeed uu ka jeediyey Masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester.
Wasiirka Gaashaandhigga DFS oo maanta gaaray Degmada Ceelbuur (Masawiro)
(September 5, 2015)
Ceelbuur:-Wasiirka Gaashaandhigga Somaaliya Mudane Cabdiqaadir Sh. Cali Diini, oo ay wehliyaan Wasiiru dawlaha Dastuurka Xasan Maxamed Jimcaale, Xildhibaannno tirsan baarlaamanka Federaalka ah, Ma
Madaxweynaha Galmudug oo wareysi siiyey Idaacada VOA- (Dhageyso)
(September 5, 2015)
Cadaado:-C/kariim Xuseen Guuleed, madaxweynaha maamulka Galmudug oo waraysi khaas ah siiyay VOA ayaa sheegay in iyaga iyo Ahlu-Sunnada ku sugan Dhuusamareeb ay u socdaan wadahadallo ku aadan sidii maa
Madaxweynaha Puntland oo daahfuray sanad Dugsiyeedka Jaamacadda Global Science University(Masawiro)
(September 5, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 5-9-2015 daahfuray Sanad Dugsiyeedka 2015/2016 ee Jaamacadda Global Science University ee ma
Xafladda Qalinjabinta dufcadddii 7aad ee Machadka Al-Furqaan laascaanood (Masawiro)
(September 5, 2015)
xaflad si weyn loosoo agaasimay ayaa maalinimadii axadda  ka dhacday  machadka alfurqan lascanod taas oo ay ku qalan jabinayeen dufcaddii 7aad ee ka baxda machadkaasi sanad dugsiye
Noqo mid anfaca Bulshada dhexdeeda Sh.Maxamed Cabdi Umal [Daawo]
(September 5, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadarada uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ,Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradiisa cinwaan uga
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal ( Daawo )
(September 5, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay ha dilina Naf ilaahay xarrimay