Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Suna ee Cap-Town Sh Qaasim Cabdi Hayaan (Dhageyso)
(September 9, 2015)
Cap-Town:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa khudbadii Masjidka Al-Suna ee magaalada Cap-Town waxaaana khudbada jeediyey Sheekh Qaasim Cabdi Hayaan waxaana uu Sheekhu uga hadlay khudbadiisa dhibaatada heyst
Muxaadarda Tawasulka Sh.C /Naasir Xaaji Axmed Lasanod.[Video]
(September 9, 2015)
Laascaanood:-Waxaa haddii Alle idmo aan idiin soo gudbinayanaa caawa muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan TAWA SULKA , Tawasulka oo ka mid ah waxyaabaha sida khaldan loo fahmo ayaa Micnihiisu yahay in
Xaflad qalin jabin iyo Ijaaza Quraan oo uu qabtay Masjidka Sahab ee magaalada Edmonton.[Masawro]
(September 9, 2015)
Edmonton :-Waxaa maalintii axada oo ay taariikhdu ahayd September 6, 2015 lagu qabtay xaflad qalin jabin iyo ijaazada Quraanka kariimka ah oo la guddoonsiiyay Saddex gabdhood oo macalimiinta iyo ducaa
Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka DFS oo gaaray magaalada Gaalkacyo (Masawiro)
(September 9, 2015)
Gaalkacyo:-Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunt
Tababare C/Naasir Ibrahim oo Garowe ka bilaabay Ololihiisa (Dhoofka Dhalinyarada Iyo Khatarta Tahriibka).[Video/Masawiro]
(September 9, 2015)
Garoowe:-Waxaa maalimihii lasoo dhaafay laga dareemayay hadal haynta Ololaha ka dhan ka ah Tahriibta kaas oo ka socday goobaha waxbarashada ee gudaha Caasimada Puntland . Aqoon yahan C/naasir Ibraahi
Wafdi Culuma ah oo ka tirsan Al-Bayaan oo socdaal dacwo ku maraya Cape-Town (Masawiro)
(September 9, 2015)
Cape Town:-Waxaa maalintii arbacada oo bisha ay ahayd 02/09/2015 gaaray magaalada CAPETOWN ee koonfur afrika wafdi culimo ah oo ka tirsan majliska al-bayaan gaar ahaan gudiga dacwada ee gobolka gauten
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo Daah-furay Sanduukha Horumarinta Gobalka Mudug.[Masawiro]
(September 9, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-9-2015 magaalada Gaalkacyo ku Daahfuray Sanduukha Horumarinta Gobalka Mudug , oo larabo in