107 qof oo ku dhintay Masjidka Xaramka ka dib wiish soo dumay (Masawiro)
(September 11, 2015)
Mekka:-Allaha u naxariistee ugu yaraan 107 qof ayaa ku dhintay Masjidka Xaramka ee magaalada Makka ka dib markii wiish uu ku dumay dhismaha masaajidka. Wiishka dumay ayaa waxaa loo aanaynayaa in uu sa
Mu’asasada Al-minhaaj oo xaflad soo dhawayn ah u qabtay Dr Maxamuud Sh Cusmaan oo qaatey shahaadada PHD
(September 11, 2015)
Boosaaso:-Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj ayaa xaflad heer sare oo soo dhoweyn ah u qabtay Dr Maxamuud Sh Cusmaan Maxamed oo shahaadada PHD Qaybta shareecada ka qaatay jaamacada Al-Qur’aaan ee dal
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo (Masawiro)
(September 11, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11-9-2015  si’ weyn loogusoo dhoweeyey  magaala mada
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(September 11, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay agoonta iyo sida ay shareecada u
Machadka Daraasaadka islaamiga Al-Imaam Al- Nawawi oo laga furayo Leicester
(September 11, 2015)
Leicester:-Dhammaan dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba waxaa loogu bishaareynayaa in la furi donno Machad islaami ah oo loogu magac daray Al-Imaam Al-Nawawi kaas