Ciidanka Yahuuda oo weeraray Masaajidka Alaqsa ee magaalada Qudus (Daawo)
(September 13, 2015)
Qudus:-Iska horimaad ayaa ka dhacay masaajidka Alaqsa ee magaalada Qudus ka dib markii ay soo weerareen kooxo xagjir ah iyo ciidamo ka tirsan booliska Yahuuda waxaana qeybo ka mid ah ah baaxaadka Masj
Dufcadii 9aad oo ka qalin jabisay Machadka Khadiija ee Laascaanood.[Masawiro/Video]
(September 13, 2015)
Laascaanood:-Dufcadii 9 aad oo ka kooban 113 arday ayaa waxaa ay ka qalin jabiyeen Machadka Khadiija ee magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Munaasabad qiimo badan oo loo dhigay ardaydani ay
Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Raiisul wasaare Sharmaarke oo ku dhawaaqay Shirweyne looga hadlayo aayaha siyaasadda Soomaaliya
(September 13, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13-9-2015 magaalada kismaayo kaga qayb galay quraac sharafeed ah oo uu Madax wey naha Jubba-Land Ax
Shirweynihii Saddexaad ee DFS iyo Maamulada Oo ka socda Kismaayo
(September 13, 2015)
Kismaayo :-Waxaa ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose shir albaabada u xiran yihiin kaas oo u dhexeeya Madaxda Federaalka, Madaxda Maamul Goboleedyada iyo beesha caalamka. Shirwey
Mashruuca horumrainta hogaannada bulshooyinka Afrika oo lagu qabtay Muqdisho
(September 13, 2015)
Waxaa subaxnimadii jimcaha hoolka shirarka ee hotel MOONLIGHT ee magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Mashruuca(Jadaara) ee horumarinta hogaannada bulsho
Sh. Maxamuud Shibli oo khudbadii Jimce uga hadlay geerida.[Dhagayso]
(September 13, 2015)
Nairobi:-Sheekh.Maxamuud Shibli ayaa khudbadii jimacihii waxaa uu ka akhrinayey masaajidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, isagoo si faah faahsan uga hadlay geerida iyo sida loogu baahan yahay in loo