Bayaan culimadu ka soo saareen Kutub xanbaarsan fikirka shiicada in la keeno deegaanada Puntland‏
(September 17, 2015)
Boosaaso:-Kulan ay maanta ku yeesheen culimada Soomaaliyeed magaaada Boosaaso ka dib qaylo dhaan ka timid Kutub Xambaarsan Fikriga Shiicada ah oo laga soo rarayo dalka Imaaraadka carabta ayaa culimadu
Golaha Wasiirada DFS oo yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ugana hadlay Amniga
(September 17, 2015)
Gaalkacyo:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyadoo looga
Muxaadaradii uu Sh.Umal uga hadlay 10 hore ee bisha barakaysan ee Dulxijjah ee galabta uu ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya.[Daawo]
(September 17, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qayim ah oo galabta ka baxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, muxaadaradan oo cinwaankeedu yahay "Ka faa'idaysiga maalmaha sanadka ama zamanka
Madaxweyne Gaas oo kormeeray Suuqa xera dayax iyo goobo ay a socoto shaqo oo ku yaal Gaalkacyo.[Masawiro]
(September 17, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17-9-2015 kormeeray suuqa xera dayax , wadooyinka qorsheynta magaalada ee u dhaxeeya taar city
Sh Maxamed Cabdi Umal oo muxaadaro ka jeediyey galabta Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi .[Dhamaad]
(September 17, 2015)
Nairobi:-Waxaa hadii alle idmo galabta ka dhacaya Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi muxaadaro uu jeedin doono Sh. Umal waxaan uu Sheekha muxaadaradiisa uga hadli doonaa 10 hore ee bisha barakaysan ee Du
Jaamacadda Bari Afrika oo Garowe ku soo dhaweysay Macalimiin wax ka dhigi doona Master Degree.[Masawiro/Cod]
(September 17, 2015)
Garoowe:-Jaamacadda bariga Afrika oo ah Jaamacadda ugu balaadhan Soomaaliya Isla markaana ah Jaamacadii ugu horaysay ee laga furo Puntland ayaa Sanadadii danbe waxay waday dadaalo badan oo ay ku soo k
Maxaa ka Taqaan Jaamaca Islaamiga ah Ee Najaax Ee magaalada Burco?
(September 17, 2015)
Burco:-Jaamacadda Najaax waa Mu’asasad Cilmi ah, oo leh ujeedooyin Xeeldheer Waxaana Aasaasay Aqoonyahanno ku Takhasusay Culuumta Islaamka . Waa jaamacaddii ugu Horaysay ee Islaami ah ee Laga Furo S