Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(September 18, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlayDhamaystira Miisaanka iyo Halbeeg
Madaxweyne Gaas oo ka qeyb-galay xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisey Jaamacadda Barika Afrika ee Gaalkacyo.[Masawiro]
(September 18, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-9-2015 ka qeyb-galay xafladd ay ku qalin-jebinayeen arday wax kabaratay Jaamacada Bariga
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi Sh Xassan Ibrahim Ciise.[Dhagayso]
(September 18, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday Masjidka Al-hidaaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Khudbada oo ka hadlesay Axkaamta ciidul adxa waxaa soo jeediya
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo la kulmay Maamulayaasha Iskoolada Gaalkacyo.
(September 18, 2015)
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta-sare ee Dawlada Puntland Dr.Abshir Yuusuf Ciise ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maamulayaasha Iskoolada Gaalkacyo. Kulankaan oo ahaa mid aad u