Warbixin qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.[Dhagayso]
(September 21, 2015)
Muqdisho:-Qaraxa oo dhacay lixdii maqrinimo ayaa loo adeegsaday baabuur waxaa ku dhintay ugu yaraan toddobo, ku dhawaad toban kalena waa ay dhaawacantay. madax tooyada, ayaa waxaa maal mihii ugu danbe
Kullan balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen wax gardka Cape town (Masawiro)
(September 21, 2015)
Muqdisho:-Kulan ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Cape town iyo hareeraheeda, ayaa manta lagu qabtay markazka Assunna ee raacsan go
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo Qarax lagu weeraray
(September 21, 2015)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqisho ayaa sheegaya in qarax lagu weeraray gaari uu la socday wakiilka QM ee Soomaaliya Nicholas Kay xili qorshuhu ahaa in shir jaraa'id ay si wada jir ah u q
Afhayeenka Dowladda Puntland C/llahi (Quraan-jecel) oo laga waraystay Shirka Muqdisho.[Dhagayso]
(September 21, 2015)
Muqdisho:-Afhayeenka Dowladda Puntland Cabdullahi Maxamed Jaamac (Quraan-jecel) oo la hadlay saxaafadda ayaa xusay in wafdiga dowladda Puntland aysan wax shir ah ka qayb gelin marka laga reebo shirkii
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Wada-tashiga ee lagu qabtay Muqdisho
(September 21, 2015)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda dawladda Federaalka iyo mamul goboleedyada ay heshiis ka gaareen qodobada qaar ayna ugu muhiimsan
Mowqifka dowladda Puntland ee shirka wadatashiga qaran ee geeddi socodka doorashada 2016
(September 21, 2015)
Garoowe:-Dawladda Puntland iyadoo ilaalinaysa mas’uuliyadda ka saaran dadkeeda iyo ummadda Soomaaliyeed waxay go’aansatay in ay ka qeyb-qaadato geedi socodka doorashooyinka 2016-ka. Puntland waxay