Madaxweyne Gaas oo Hambalyo diray kuna baaqay joojinta colaada ka socota deegaanada Qorilay , Magaclay[Dhagayso]
(September 23, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu Hambalyo ku aadan Munaasibadda Ciidul Adxaa u diray dhammaan umadda muslimiinta
Sh Maxamuud Sh Xassan oo Hambalyada ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaiyeed.[Daawo]
(September 23, 2015)
Odense:-Sheekh Maxamuud Sh Xassan Abu Dalxa ayaa waxaa uu munaasabadda Ciidul Adxaa uu Hambalyo u diray dhamaan umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Ehelkiisa , Qaraabadisa culimada Soomaaliyeed ,
Halgan.net oo Muslimiinta ugu Hambalyeynaysa Munaasabadda Ciidul Adxaa.
(September 23, 2015)
Maamulka Shabakadda wararka ee Halgan.net ayaa waxay ugu hambalyeynaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta meel walba ay joogaan Munaasabada Ciidul Adxaa. Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha
Malaayiin Muslimiin ah oo Taagan Buurta Carafo (Daawo)
(September 23, 2015)
Mecca:-In kabadan 2 Milyan oo Muslimiin ah, ayaa maanta istaagay buurta Carafo, iyagoo gudanaya waajibaadkooda xajka ee sanadlaha ah. Rugniga wuquuf Carafa ayaa ah  acmaasha ugu muhiimsan acmaasha Xa
Gudoomiyaha Degmada Qardho oo uu ku guuleystay Cabdi Siciid Cismaan (Masawiro)
(September 23, 2015)
Qardho:-Duqa degmada Qardho ayaa waxaa saaka loo doortay Cabdi Siciid Cismaan waxaana la tartamayey Faarax Cabdullaahi tartanka ayaa ahaa mid xiiso leh ooo ay dadweynaha gobalka Karkaar ay wada dhowra
Fadliga maalinka Carafa iyo Axkaamta Udxiyada Sh Maxamed Umal [Daawo]
(September 23, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin sooo gudbinaynaa muxaadaro uu Sh. Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay فضل يوم عر
Makazka Qiraa’aadka Shaadibi ee Laascaanood‏[Masawiro/Video]
(September 23, 2015)
Markazka Qiraa'aadka ee Shaadibi oo ah Markaz lagu barto Qir'aa'aadka Tobanka ah ee Qur'aanka Kariim ka ah lagu akhriyo ayaa waxaa uu soo bandhigay qaabka uu u ardayda markazkaasi ay wax uga bartaan.
Dagaal saaka beelo oodwadaag ah ku dhexmaray deegaanka Qorilay ee gobolka Sool
(September 23, 2015)
Laascaanood:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta  Gobolka Sool ayaa sheegay in saaka la keenay Cusbitaalka magaalada Laascaanood dhawacyo dhowr qof ah ka dib dagaal dib uga qarx