Sidee looga ciiday magaalada Nairobi ee caasmada dalka Kenya.[Daawo]
(September 24, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii ciidul adxa oo Dr Adam Cali Salax ka jeediyay maanta fagaaraha wayn ee Pumwani ee xaafada isli magaalada Nairobi, khudbada oo meelo badan taabanaysa ka
Taliyaha Cusub ee Ciidanka DFS iyo Abaanduulaha Cusub oo la dhaariyey (Masawiro)
(September 24, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey Taliyaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aad
Madaxwaynaha dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(September 24, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug,kadib safar shaqo oo maalmo qaatay oo
Magaalada Leicester,UK oo si weyn looga ciiday.[Cod/Masawiro]
(September 24, 2015)
Leicester:-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii Mohamamed ayeey korkiisa ahaatay intaas ka dib waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Leicester
Culimada Soomaaliyeed oo fariin nabadeed u diray Beelihii ku dagaalamay Qorilay Iyo Jalam.[Dhagayso]
(September 24, 2015)
Nairobi:-Waxaa sidoo kale Idaacadda Al-xikma ay xiriir la samaysay Sh.Umal oo isna dhankiisa diray fariin nabadeed isla markaana u hambalyeeyay Umadda Islaamka Guud ahaan gaar ahaan Soomaalida. Idaac
Garoowe oo si weyn looga Ciiday iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galay (Masawiro)
(September 24, 2015)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa waxaa saaka looga ciiday si weyn waxaana soo buuxdhaafiyey garoonka  Mire-awaare ee magaalada Garoowe Masuuliin ka tirsan Puntland iyo Dadw
In ka badan 717 -xujey oo ku geeriyoodey Isbuurasho ka dhacdey Mina (Masawiro)
(September 24, 2015)
Mecca:-Dowlada Sucuudiga ayaa sheegay inu ugu yaraan 717  xaaji ay dhinteen ka dib markii xujaajtu ay is buurteen waxaana dhaawac uu sii marayaa in ka badan 805 xaaji .Xujeyda ayaa isku buurtay Mina.
Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool oo si weyn looga ciiday.[Masawiro]
(September 24, 2015)
Laascaanood:-Magaalada laaascanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta waxaa salaada ciidul Adxaa ku tukaday kumanaan dadweyna ah oo isugu jira rag iyo dumar ayadoo ay jirtay goobo kale oo ay dadwaynu
Madaxweynaha DFS oo boqolaal dadweyne kula tukaday Masaajidka isbahaysiga Islaamka (Masawiro)
(September 24, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud iyo madaxda kale ee DFS ayaa boqolaal qof kula tukaday salaadii Ciidul Adxaa Masaajidka isbahaysiga Islaamka oo ay soo camireen dadweyne aad u tiro badan .